Daawo Dhamaan Goolashii Ay Ku Badiyeen Kooxaha Chelsea, Arsenal Iyo manchester united

7

Kooxda Chelsea ayaa Guul raaxo leh ka gaartay kooxda AFC Bournmouth iyaga oo guuhsooodii 12aad oo xiriir ah ugu dabaal degay Boxing day waxaana goolasha u kala dhaliyay Eden Hazard, iyo Pedro oo labo gool dhaliyay.

halkan ka daawo goolasha Chelsea vs AFC Bournemouth

dhanka kale Manchester United ayaa muujineysa inay kusoo laabata wada guulaha maadaama ay heshay shax dhameeystiran waxanay gool muhiim ah ka gaadheen kooxda sunderand.

halkan ka daawo goolasha manchester united vs sunderland

kooxda arsenal ayaa guul ay ku dhibtootay ka gaadhay kooxda ka dib gool madax ah oo soo daahay oo uu dhamaadkii ciyaarta culayska kaga yareeyay Olovier Giroud kooxdiisa arsenal.

halkan ka daawo goolkii arsenal guusha kaga gaadhay West Bromwich Albion

Share on Facebook

Source: kooxda




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *